Ciidamo Cusub oo ka socda UGANDA oo Maanta Muqdisho soo gaarey isla markaana la wareegey Madaxtooyada iyo……..

WAAJIDPRESS – 8 APR 2017:

Ciiddankaasi Cusub oo maanta ka soo degay Garoonka Aadan Cadde ayaa waxay ka hoos shaqeyn doonaan Hawlgalka AMISOM, iyagoo taageeroa ka geysan doon Hawlgalladda socda ee Ammanka Somalia.

Ciiddankaasi oo ah Kooxda 21-aad waxay beddeli doonaan Kooxda 18-aad, kuwaasi oo dhamaystay muddada halka sanno ee ay qeybta ka ahaayeen Hawlgalkaasi.

Wargeyska New Vision ee ka soo bxa magaalladda Kampala ayaa qoray inay Ciiddankaasi cusub sugi doonaan Ammaanka Xarumaha muhiimka oo ay ku jiraan Xarunta Villa Somalia, Dhismaha Barlamaanka Federalka, Dekedda Muqdisho, Garoonka Diyaaradaha iyo Saldhigga Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin Xeradda Xalane.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: