Dhaco iyo boob lagula Kacay Soomaalida Ku Nool Pakistan

WAAJIDPRESS – 8 APR 2017:

Kooxo hubeysan oo gaaraya Todaba ruux ayaa dhac u geestay soomaali ku nool caasimada labaad ee dalka Pakistan ee Karachi kuwaa oo sidoo kale afduubtay 2 kamid ahaa waardiyayaasha xarunta ganacsi ee la’dhacay.

Kooxda burcad ah ee dhaca u geestay xarunta ganacsi ee soomaalida ayaa gudaha xaruntaasi ku jiray saddex saacadood iyagoo dhacay afar labtop,afar mobile iyo shaashadaha looyaqaano LCD-da sida qunsulka safaarada soomaaliya u qaabilsan Pakistan Saif-Ur-Rehmaan uu ugu warmay warbaahinta dalkaasi.
Maarsadii inasoo dhaaftay 16’keed ii ayey ahayd markii soomaalida ku nool dalkaasi iyo pakistaaniyiinta ay u dabal dagaayeen xeriirka labadda wadan oo soo jiitamaayey muddo ka badan 57’sano.

Dhinaca kale, isla maalintaasi, Koox kale oo Burcad ah ayaa habeenkii Jimcaha u dhacay Qunsuliyadda Somaliya ee Magaalada Karachi ee dalka Pakistaan, waxayna halkaasi ka qaateen agab kala duwan.
Tuugada u dhacday Qunsuliyadda ayaa waxa ay qaateen Computerro, Taleefoono iyo lacago kaash ah oo ay ka qaateen xarunta Qunsuliyadda oo dhawaan la un dib loo furay.
Ragga galay Qunsuliyadda ayaa waxaa ay tiradoodu ahayd 7 nin ah ayaa waxa ay galeen gudaha Qunsuliyadda waxaana ay ka qaateen laba Labtop,3,Taleefannada gacanta ah iyo Lacag Kaash ah oo gaareysa RS 7,000 (Todobo kun oo Rubbi).

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: