Taliyaha Cusub ee Ciidamada Asluubta Soomaliyeed oo Xilka La Wareegay+Sawirro

WAAJIDPRESS – 9 APRIL 2017:

Munaasabad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayuu maanta xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Gaaz Xuseen Xasan Cismaan (OO ka soo jeeda Beesha DABARE – DIGIL IYO MIRIFLE), isagoo xilka kala wareegay Taliyihii hore S/Guud Bashiir Maxamed Jaamaca waxaana Xafladda xilwareejinta goobjoog ka ahaa R/Wasaare ku xigeenka Dowladda Federalka ah, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Wasiirka Caddaaladda, xildhibaanno ka tirsan Baaralamanka Federaalka ah iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta.

Taliyihii hore Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in muddadii uu xilka hayay uu ku guuleystay arrimo ay ka mid yihiin dib u dhiska Xabsiga dhexe, kor u qaadista xuquuqda maxaabiista isagoo ka codsaday saraakiisha iyo ciidanka Asluubta in ay la shaqeeyaan Taliyaha cusub.
S/Gaaz Xuseen Xasan Cismaan (OO ka soo jeeda BEESHA DABARE- DIGIL IYO MIRIFLE) Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta ayaa ballan qaaday inuu dhameystiri diino mashaariicda lagu horumanayo Ciidanka Asluubta ee uu soo bilaabay Taliyihii hore.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: