War deg deg ah: Dagaal Xoogan oo Caawa Muqdisho ku dhexmaray ciidamada DF & Imaaraadka

WAAJIDPRESS – 9 APR 2017:

War deg deg ah oo haatan naga soo gaaraya isgoyska Tarabuunka degmada Hodan ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa ka dhacay dagaal xoogan.

Dagaalkan ayaa oo la isku adeegsaday hub aad uxoogan ayaa udhaxeeya ciidamo katirsan nabad sugida DF Soomaaliya iyo ciidamo kasoo jeeda dalka Imaaraadka.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in weerarka ay qaadeen Ciidanka Nabad Suggida.

Dagaalka oo hubka noocyadiisa kala duwan la’isku adeegsanayo, ayaa waxaa laga maqlaya qaybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Ciidamadii Nabad Suggida ee caweysnimadii caawa weeraray xerada Emirate-ka Carabta uu ku tababaro Ciidamada Dowladda ee ku taala Degmada Hodan, ayaa waxaa la soo sheegaya in dib looga riixay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: