Akhriso then VIDEO: Maalinta Ciidanka XD Soomaaliyeed oo maanta magaalada baydhaba laga xusay

WAAJIDPRESS – 12 APR 2017:

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalaba Sida ee magaalada baydhabo ibraahim isaaq yerow ayaa maanta ka qayb galay Munaasabadda sanad guurada 57-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka.

Wasiirka Hub ka dhigista maleeshiyaadka Dowlad Goboleedka Maamulka KGS Col. Xasan Maxamed Xasan Eelay ayaa ka hadlay munaasabada Ciidanka Xooga Dalka.

Munaaabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay taliyaha booliska mahad Cabdi Raxmaan magalada baydhabo , Wasiiro, Xildhibaano, Qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka, Xubno ka socday Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ku sugan iyo Marti Sharaf kale – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: