War deg deg ah: MUQDISHO ayaa hadda lagu diley Gudoomiyihii Odayaasha beesha Xaaji Saleebaan – Habargidir

WAAJIDPRESS – 13 APR 2017:

Koox Bastoolado ku hubeysnaa ayaa Salaadii Maqrib ka dib Xaafadda Laba-dhagax ee Degmada Warta-nabadda Ee Magaalada Muqdisho ku diley Gudoomiyihii Odayaasha beesha Saleebaan – Habargidir oo ku noolaa Magaalada Muqdisho oo lagu Magacaabo Shirdoon Gaale.

Allaha unaxariistee Shire Jimcaale Doongale ayaa kooxo hubeysan ay ku toogteen degmada Warta Nabadda ee magaaladda Muqdisho.

Nabaddoon Shirdoon Gaale ayaa kamid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Galmudug,waxaana la geeyay Meydkiisa Isbitaalka Madiina ee Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: