Ciidamada Itoobiya oo isaga soo baxay Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Mudug

WAAJIDPRESS – 14 APR 2017:

Dhuusamareeb – Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga soo baxeen Degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Ciidamadan ayaa fariisimo kala duwan ku la haa Xarunta Gobolka Galgaduud,iyadoona haaatan halkaasi ay soo faarujiyeen, sida mid ka mid ah Dadka Degaanka uu u sheegay Idaacadda Shabelle iyo Idaacadaha kale ee Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale, Ciidamo ka tirsan militariga Itoobiya ayaa dhawaan isaga soo baxay Degaano kale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, ee bartamaha Dalka Soomaaliya.

Ilaa iyo hada lama oga sababta Ciidamada Itoobiya ay uga soo baxeen Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: