Akhriso then DAAWO: Baydhabo: Maxkamadda ciidamada qalabsida qeybta 60aad oo xukunno riday

WAAJIDPRESS – 16 APR 2017:

Maxakamada Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya qeybta 60aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed oo dhawaan bartamaha magaalada Baydhabo ku dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa Ganacsatada magaalada Baydhabo.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa shan sano oo xabsi ciidan ah ku riday nin lagu eedeyey in uu ka tirsanyahay maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaasi oo ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amniga.

Guddoomiyaha Maxakamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya ee Qeybta 60aad Sheekh Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda; – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: