AKHRISO then DAAWO: DOWLADA FEDERAALKA OO SAFIIR CUSUB U SOO MAGACAWDEY DALKA KENYA IYO SAFIIRKII HORE OO XILKA WAREEJIYEY MAANTA

WAAJIDPRESS – 19 APR 2017:

Xaflad maanta ka dhacay xarunta safaarada Soomaalia ee magaaladda Nairobi ee dalka KENYA  ayaa waxaa xilka Safiirnimo loo magacaabey isla manta la wareegey Dr. Cali Bagadi (oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) oo ahaa qunsulkii safaarada ee Nairobi 15 sano la soo dhaafey.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xasan  safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, diblomumaasiyiin iyo shaqaalaha Safaaradda.

Safaarada Soomaaliya ee magaaladda Nairobi ayaa maanta yeelatay safiir cusub kadib markii safiirkii hore Amb. Jamaal uu noqday Wasiirka qorsheynta iyo xariirka caalamiga ah.

 Safiirka cusub ee safaaradda Mudane Cali Maxamed Sheekh Cali Bagadi oo  goobta ka hadlay ayaa u mahadceliyay Danjire Jamaal, isagoo ku ammaanay isla markaana shahaado sharaf gudoonsiiyey wax qabadka mudadii uu xilka safariinimo hayay. DAAWO:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: