DEG DEG: Weerar culus oo lagu qaaday Maqaaaxi ku taalla Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 24 APR 2017:

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Heliwaan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in koox wadatay gaari yar ay rasaas ku fureen Maqaaxi ku taalla halkaas.

 
Maqaayadda oo ah Mid laga cunteeyo ayaa waxaa la sheegaya in Koox hubeysan ay rasaas ooda uga qaadeen waxaana la wararka intaa ku darayaan in maqaayadda uu ka cunteenayay Askari ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 
Sidoo kale waxaa dadka deegaanka ay sheegayaan in uu jiro khasaaro xoogan oo soo gaaray Dad shacab ah oo Maqaayadda wax ka cunayay kuwaas dhimasho iyo dhaawac noqday.

 
Kooxda Gaariga wadatay ee rasaaseesay Maqaayadda ayaa goobta ka baxsaday islamarkii ay falka geesteen, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: