Akhriso then daawo sawiro- Kullan ay isugu imaadeen Gudiga qaban-qaabada Soo Dhaweynta madaxweynaha maamulka KGS SHARIIF Xassan Sheekh Aadan

WAAJIDPRESS – 25 APR 2017:

Kullankan si weyn loo soo agaasimay,oo ay isugu imaadeen gudiga qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaliya & wafdiga uu hogaaminaay oo la filaayo inay dhawaan soogaaraan magaalada london arliga ingiriiska,

Dood-dheer iyo falanqeyn ka dib, ugu danbeyntii Masuuliyiintii ka soo qeyb gashay,kullanka ayaa, waxeey isla garteen in la sameeyo dhowr gudi hoosaadyo, sada hoos ku xusun.

1-gudiga sugida Amniga goobta, oo dhaw ula shaqeynaaya Ciidamada Booliiska (London metropolitan police)

2-gudiga ilaalinta protocol -ka

3-gudiga isku xirka & xiriirinta Kullankan uu suurta galiyay qabsoomistiia, Inj. Munye saciid, ayaa waxaa ka mid ahaa masuuliyiintii ka qeyb gashay kullanka

1- Wakiilka Dowlad-goboleedka koobfur-galbeeb ee UK&EU Dr, Cali Cabdi Baab.

2-Gudoomiyaha Jaaliyada koonfur-galbeed ee UK, Md. Muxidiin sh. Cumar(Jambaluul)

3-Dr, Cabdikariim Yaanyuurow

4-Dr, Cumar Shariif Mukhtaar

5-Dr, Maxamed Jeylaani Munye

5-Mukhtaar Macallim

6-Ibraahim Yaroow

7-Abuukar Sh. Baroow 8-Axmed Sh. Cabdi

9-Cabdiwahaab Munye Cabdiwahaab – DAAWO sawirada gudiga Qabanqaabada Wafdiga Madaxweynaha:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: