Daawo ka dib Akhriso: Madaxweyne sharif xasan sheekh iyo wafdi KGS ayaa maanta booqasho kutagey Magaalada WAAJID ee gobolka BAKOOL

WAAJIDPRESS – 5 MAY 2017:

Madaxweyne sharif xasan sheekh aadan iyo wafdi ka kooban 43 xubnood oo isugu jira wasiirada iyo xubno kamid ah baarlamaanka konfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagey degmada waajid ee gobolka bokool.

Madaxweynaha IYO Wafdigiisa oo caawa ku hoydey Magaalada WAAJID, Ayaa  kulamo la qaatey maamulka degmada,  ciidamada Komaandosta Koonfur Galbeed oo Ka howlga magaalada iyo  odayaasha dhaqanka BEELWEYNTA JIROON iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Wasiirada madaxweyne sharif ku wehliyey safarka waxaa ka mid ah wasiirka warfaafinta konfur Galbeed wasiirka caafimaadka konfur Koonfur iyo wasiirka hubka dhigista dhaqancelinta iyo tababarada maleeshiyaadka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: