War deg deg ah: Qarax hadda MUQDISHO ka dhacay

WAAJIDPRESS – 7 MAY 2017:

Muqdisho – Waxaa Caawa Qarax xoogan uu ka dhacay Wadda Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Qaraxa uu ka dhashay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasi oo uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya.

Qaraxan ayaa sida la tilmaamay waxaa ku dhaawacmay Sarkaal magaciisa lagu sheegay Gaashaanle Dhexe, C/risaaq Maxamuud Faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabad Sugida.

Dhaawaca Sarkaal C/risaaq ayaa loo qaaday isbitaal, si xaaladiisa caafimaad halkaasi loogu dabiibo.

Ilaa iyo hada majiro cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: