OGEYSIIS: Xaflad Lagu Soo Dhaweynayo Madaxweynaha KG Somalia Oo Kadhici Doonta London

WAAJIDPRESS – 9 MAY 2017:

Waxaa dhamaan shacabweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK gaar ahaan Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu wargelinayaa inay kasoo qeyb galaan xaflad lagu soo dhaweeynayo madaxweynaha KG Somalia oo ka dhici doonta magaalada London.Macluumaadka xaflada oo dhameystiran hoos ka akhriso:

Maalinta: Jimcaha
Taariikhda: 12ka May 2017
Saacada: 5pm to 9PM

Goobta: Camden Town Hall

Judd Street

London , WC1H9JE.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: