AKHRISO DAAWO: Madaxweyanaha Turkiga Erdogan “Israel ma Joojin Karto Aadaanka Salaada”

WAAJIDPRESS – 10 MAY 2017:

Warbixin uu qoray Waregeyska The Guardian ayaa  sheegeysa in mar kale ay soo laabatay xiisada u dhaxeysa Turkiga iyo Isra’iil, kadib markii Madaxweynaha Turkiga Racep Dayip Erdogan uu ku eedeeyay Israa’iil in Falastiiniyiinta ay kula dhaqmeyso “cunsuriyad iyo midibtakoor”

Is’raaiil ayaa dhankeeda ku eedeysay Turkiga inay ku xadgudubtay xuquuqda aadanaha, iyada oo sidoo kale u yeertay Safiirkeeda  u fadhiya Dalkaasi.

Erdogan  isaga oo ka hadlayay Magaalada Istanbul waxa uu yiri “go’doominta magaalada Gaza wax xiriir ah lama laha bini’aadanimada.

Madaxweynaha ayaa ku booriyay Muslimiinta in ay booqdaan Masjidul Aqsaa ee Magaalada Qudus, iyaga oo muujinaya taageerada ay u hayaan Falastiiniyiinta, waxa uuna ku baaqay dhismaha Dowlad ay leedahay Falastiin oo Caasimadeedu ay tahay Qudus – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: