VIDEO: BAARLAMAANKA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO DIIDAY ANSIXINTA SHARCIGA DOWLADAHA HOOSE

WAAJIDPRESS – 10 MAY 2017:

Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo kulan maanta ku yeeshay magaalada Baydhabo Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas  ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha ku celiyay sharciga dowladaha hoose, kaasi oo dhowaan wasaaraddu u gubisay baarlamaankaasi – DAAWO:

 

Advertisements

One Response to “VIDEO: BAARLAMAANKA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO DIIDAY ANSIXINTA SHARCIGA DOWLADAHA HOOSE”

  1. Ibrahim Ali Cumar Says:

    Waa guul u soo hoyatay reer kgs madama magalooyinkeeda ay go disabled yihiin islamarkana males hi xoog ku haystaan meelaha qaar sida Barawe arintaas ujeedada wasarada ka lahayd waa in la ogadaa waa arin loogu tala galay in la dhaxal guriyo waa in hadda la kaca lana tababubushestaa waxaa la yiri nin kuu digay kuma dilin wasaradda arimaha gudaha waa inoo digay waaba u diyaar garoobaynaa

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: