War deg deg ah: DOWLADA SOMALILAND OO MAANTA KU DHWAAQDEY IN ETHIOPIA AY SAAMI DHAQAALO KU YEELAN DOONTO DEKEDA BERBERA

WAAJIDPRESS – 11 MAY 2017:

Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in Ethiopia ay saami dhaqaalo ku yeelan doonto lacagaha ka soo xarooda Dekedda Magaalada Berbera.
Saamiga dhaqaalo ee Ethiopia ay ka heli doonto Dekadda Magaalada Berbera ayaa lagu sheegay 19% taas oo dad badan oo soomaali ah ay la yaaban yihiin.
Waxaana hadalkaas xasaasiga ah Warbaahinta la wadaagay oo shir jaraa’id k u sheegay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ee Maamulka Somaliland.
Madaxweynaha Soomaaliya markii uu tagay dalka Imaaraadka ayaanan si cad ama faah faahsan kaga hadlin Arinta Saldhigga Ber bera iyo Dekedda Ber Bera lamana oga sida uu xaalku noqon doono.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: