Xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu badneyd oo laga sameeyey Dakadda (Magacyada + Qabiilkooda)

WAAJIDPRESS – 14 MAY 2017:

Wasaaradda Maaliyadda ee uu hoggaamiye Cabdiraxmaan Beyle ayaa isbadal ku sameystay 12 xilal oo ka tirsan xafiiska furdooyinka Dekadda Muqdisho (Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda ee Dakadda Muqdisho), waxaana xilalkaas laga qaaday 12 shaqsi oo horey u hayey.
12 shaqdi ee xilalka loo kala magacaabay ayaa waxay kasoo kala jeedaan beelaha: Abgaal, Gaaljece, Raxanweyne, Murusade, Xawaadle iyo Harti, iyadoo laga waayey Beesha Habargidir oo markii hore heysay qaar ka tirsan 12 xil ee la badalay.
Beesha Murusade ayaa seddex xil ku yeelatay 12-xil ee lasoo magacaabay midaas oo noqoneyso wax badsi ay wadan beesha uu kasoo jeedo Ra’isulwasaare Kheyre, sidoo kale Beesha Xawaadle ayaa la siiyey laba xil.
Haddaba halkaan hoose ka aqriso 12 xil ee magacaabay, magacyada shaqsiyaadka loo magacaabay iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan:

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: