Gudoomiyaha Baarlamaanka oo wafdi uu Hogaaminayo oo maanta u dhoofey dalka Kenya

WAAJIDPRESS – 16 MAY 2017:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa ay ka ambabaxeen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,

Wafdiga Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku sii sagootiyay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno kale.

Guddoomiye Jawaari oo u duulay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa safarkan uu ku aaday dalkaasi waxa uu u yahay midkiisii koowaad ee uu dalka kaga ambabaxo, tan iyo markii loo doortay xilka Guddoomiyaha Golaha shacabka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: