DAAWO: SHIRKA TODOBAADLAHA EE GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED OO MAANTA QODOBO LAGA SOO SAAREY

WAAJIDPRESS – 18 MAY 2017:

 

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay maanta waxaa kulankooda caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa waxaa shir Gudoominayay Ku simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ahna Wasiiraka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi.
Waxaa kulanka looga hadlay arrimaha Ammaanka, Waxbarashada iyo sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha ka jira Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo warbaahinta la hadlay kulanka kadib ayaa sheegay in Koonfur Galbeed ay kordhineyso Dagaalka lagula jiro Shabaab – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: