Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo soo dhaweeyay ka hortagga Musuqmaasuqa ee DF waddo.

WAAJIDPRESS – 18 MAY 2017:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi ayaa soo dhaweeyay Dadaalka Xukuumadda ay ugu jirto ka hortagga Musuqmaasuqa.

Waxa uu sheegay Xildhibaanku In Musuqmaasuqu uu ka jiro Dalal horumaray laakiin haddii Soomaaliya dadaalada haatan ay wado sii labo jibaarto uu ka dhammaan doono Musuqmaasuqa.

Waxaana uu ku bogaadiyay Tallaabada Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu kaga hortagayo Musuqmaasuq in ay ku kacaan Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo tallaabo wax ku ool ah ku tilmaamay dabagalka ilaha dhaqaalaha Dalka sida Dekedda iyo a Air-Portka Aadan Cadde.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa markii 2aad shalay booqday Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho halka Wasiiro Xukuumaddiisa ka tirsana ay booqdeen Air-Portka Aadan Cade.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: