War deg deg ah: Dagaal culus oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 20 MAY 2017:

Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas uu ka dhacay Dagaal aad u culus oo sababay Khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka gaar ahaa kuwa Ilaalada Deegaanka Xamar kuwaas oo isku qabtay Lacag canshuur ah.

Dagaalkani Ayaa 1 Askari ayaa ku dhintay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Kadib is rasaaseyn Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmartay degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir.

Magaalada Muqdisho waxaa mararka qaarkood ka dhaca iska hor imaad dhax mara ciidanka dowlada Soomaaliya, ciidankan dagaalama dhaxdooda ayaana mararka qaarkood waxaa ka dhasha khasaaro dhimasho oo soo gaara.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: