DAAWO: KULAN AY SOO QABAN QAABISEY WASAARADA WARFAAFINTA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED

WAAJIDPRESS – 21 MAY 2017:

Kulankan ay soo qaban qabisey Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed islamarkaana Wasaarada ay usoo bandhigtey Qodobo ka mid ah Sharciga Saxaafada Soomaaliya oo dodo badan ay ka keeneen Wariyaasha Soomaaliyeed ayaa waxaa kasoo qeyb galey Kusimaha Madaxweynaha Ahna

wasiirka beeraha iyo waraabka Maxamed Xasan Fiqi,Wasiirka Warfaafnta Xasan Cabdi Maxamed,Gudoomiye ku xigeenka Ururka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed Muxidiin Xasan Maxamed Xusni,Gudoomiyaha Gobalka Bay Cali wardheere iyo Wariyaasha ka howlgala warbaahinta Magaalada Baydhabo kuyaala – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: