AKHRISO: liiska magacyada Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir & Beelaha ay ka soo kala jeedaan..

WAAJIDPRESS – 23 MAY 2017:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay 15 Guddoomiye Degmo markii xilka laga qaaday kuwii hore.

Hoos ka Akhri Beelaha ay kasoo jeedaan Gudoomiyaasha

1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane,  (DAAROOD – Majeerteen)

2- Gudoomiyaha Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali Yaanyo, Abgaal, Reer Mataan

3- Gudoomiyaha Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale, Xawaadle

4- Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud, Abgaal, Cabdulle Caroone

5- Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar, Murusade

6- Gudoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Cantoobo, Habargidir, Cayr

7- Gudoomiyaha Degmada Dayniile C/wali Nuur Faarax, Murusade

8- Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan, Abaal, Daa’uud

9- Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali, Dir

10- Gudoomiyaha Degmada Shangaani Basmo Cumer Axmed, Reer Xamar.

11- Gudoomiyaha Degmada Xamerweyne Cumer Shariif Maye, Reer Xamar.

12- Gudoomiyaha Degmada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed, Abgaal, Warsangeli.

13- Gudoomiyaha Degmada waabari Rowdo C/llahi, Habargidir, Saleymaan

14- Gudoomiyaha Degmada Boondheere Zainab Yuusuf Wehliye, Abgaal, waceysle

15- Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Zainab Maxamuud Warasame, Habargidir, Sacad

Waxaa xusid mudan in la dhaafay ama u muuqata in dib loo magacaabi doono Guddoomiyayaasha Degmooyinka Huriwaa oo uu hayo nin kasoo jeedo Beesha Duduble iyo Guddoomiyaha Degmada Kaxda oo ay maamulaan Shiikhaal, waana labada guddoomiye ee caawa aan xilkooda la taaban.

Advertisements

One Response to “AKHRISO: liiska magacyada Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir & Beelaha ay ka soo kala jeedaan..”

  1. Xaaji banaadir Says:

    Daarod Maxa xamar ka galay? Digil iyo mirifle aya xaq ku leh Maxa yeelay ayaga aya hanti iyo deegaan ku leh meesha.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: