War deg deg ah: Ciidamada AMISOM -JABUUTI oo maanta xabsiga dhigey Mas’uul ka tirsan Gobolka HIIRAAN

WAAJIDPRESS – 25 MAY 2017:

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada AMISOM ay Maanta Xireen Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Jalalqsi Ee Gobolka Hiiraan Ibraahim Madoobe Nuur.

 Ciidamada AMISOM Ee Ka socoda Dalka Jabuuti ayaa Xiray Masuulkaas ilaa haddana lama oga Sababta ka dambeysa Xariga Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Ee Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

Maamulka Gobolka Hiraan Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo Kan Degmada Jalalaqsi weli wax war ah kama soo saarin xariga Masuulkan Ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: