War deg deg ah DAAWO: Xildhibaan ka tirsan Jubaland oo maanta sheegey in Gurigiisa uu dhacay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

WAAJIDPRESS – 25 MAY 2017:

Xildhibaan Cabdulqadir Ibrahim cali  Oo ka Mid Ah Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland Ayaa Weerar Ku qaaday madaxweynaha Jubbaland Iyo maamulkaba Inuu yahay Maamul Ana Dhaafin kismaayo una Afduuban madaxweynaha Jubbaland.

Xildhibaan cabdulqadir Ibrahim cali Ayaa Sheegay Inuu Gurigiisa Dhacay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed madoobe Oo uu Sheegay Inuu Maamulka Jubbaalnd  Yahay maamul beesha madaxweynaha U Shaqeeya Sida Uu Sheegay Shir Jaraa’id.

Xildhibaankani Ayaa Sheegtay Inuu ku biiray Gole Mucaarad Oo bil ka Hor magaaladda Muqdisho looga Dhawaaqay kuwaasi oo iyaguna Sheegtay Inay Maamulka Jubbaland muacaarad Ku yahiin – DAAWO:

 

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: