Daawo: Kulan looga hadlaayey sidii dadka abaaraha ka soo cararey dib loogu celinlahaa isla markaana looga caawin lahaa baydhabo

WAAJIDPRESS – 27 MAY 2017:

In ka badan 100 kun oo qoys ayaa ku sugan magaalada baydhabo kuwaas oo ka soo barakacay deegaanadii ay kunoolaayeen oo abaaro daran ku dhufatey

Waxaana markii ay soo gaaareen baydhabo loo sameeyey gurmad kala duwan oo loogu gargaaraayo dhibaatada abaarta ee dadka soo barakicisey .

Kulan looga hadlaayey sidii dadka abaaraha ka soo cararey dib loogu celinlahaa isla markaana looga caawin lahaa dhibaatadooda waxaa maanta uu ka dhacay magaalada baydhabo kaa oo ay wada qaaten gudiga abaaraha koonfur galbeed iyo qaar ka tirsan horjoogiyaasha kaamamka kuyaala baydhabo- DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: