War deg deg ah: Qarax Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Mahadaay

WAAJIDPRESS – 27 MAY 2017:

Mahadaay – Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay 5 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Guddoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan dadka wax ku noqday Qaraxaasi ay ahaayee Dad Shacab ah , maadaama Qaraxu ka dhacay Maqaaxi ku taalla degmadaasi Mahadaay.

Waxa uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe in kadib Qaraxaasi ay howlgallo ka sameeyeen degmada ayna tiro dad ah ku soo qabteen kuwaas oo baaritaanno kadib ay sii daayeen kadib markii wax dambi ah ay ku waayeen.

Al Shabaab ayaa horay u sheegtay Masuuliyadda Qaraxyo kala duwan oo ka dhacay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: