DAAWO 2 VIDEO: CABDIWELLI GAAS IYO AXMED MADOOBE OO MAANTA CADAADO GAAREY KHUDBAD-na KA JEEDIYEY CALEEMO SAARKII MADAXWEYNAHA GALMUDUG

WAAJIDPRESS – 29 MAY 2017:

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa khudbadii ugu qosolka iyo xamaasadda badneyd ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweyne Xaaf ee magaaladda Cadaado.
Axmed Madoobe ayaa sheegay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku sugan yahay magaaladda Cadaado oo ah magaalo u dul qaadatay culeyska maamulka Galmudug.
“Xaaf Cadaado waxay u baahantahay in aad cagaha dhulka ku hayso, reer Cadaado deyn badana waa laga qabay , marka waxaa la raba inaan maalin walbo laga tegin oo wax fician laga qabto”ayuu yiri Axmed Madoobe.
Dhanka kale, waxaa uu ugu baaqay madaxda Galmudug iyo Puntland iney ka dhabeeyaan nabad uraadinta Gaalkacyo iyo in xal mudo dheer ah laga gaaro.
Sidoo kale, waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in wadahadal lagu xaliyo arinta Ahlu Sunna Waljamaaca.
“Walaalaha Dhuusamareeb qofka la rabo inuu u tago gogosha dhigo, utago qofka laga rabo waa adiga (xaaf), Sidoo kalana Adiga iyo Gaas, Galkacayo arrinteeda odayaal baa u tihiin, jifo baa u tihin, idinka la idinka rabaa inaa xalisaan”.

DAAWO VIDEO – 1:

 

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.
C/Wali Gaas ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in doorashada Galmudug uu kusoo baxo Xaaf, oo uu ku tilmaamay nin nabadoon ah oo fahmi kara xalinta dhibaatooyinka ka taagan gudaha maamulkaas iyo deriska – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: