DAAWO: MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED SHARIIF XASSAN IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO GAAREY CADAADO ISLA MARKAANA KHUDBAD KA JEEDIYEY CALEEMO SAARKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG

WAAJIDPRESS – 29 MAY 2017:

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sh Aadan ayaa Khudbad ka jeediyay Xafladii caleemo saarka ee Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.
Waxaa uu sheegay inuu garab taagan yahay maamulka Galmudug iyo madaxweyne Axmed Geelle Xaaf.
Dhanka kale, waxaa uu sheegay iney muhiim tahay iney heshiiyaan maamulada Galmudug iyo Puntland.
“Soomaaliya dhibaato badan ayaa ka jirta, dadkoo dhan siday u badanyihiin ma ogi inay Puntland iyo Galmudug ka fakadeene , waxay dadku ku jiraan xabsi kor ka furan.
“kuwa nabad diidka ah anaga runtii dhibaato ayeey noo geystee, abaar waa dhici jirtay , laakiin dhibaatada ugu weyn waa mida ay iyaga noo geysteen”.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri “afartii sano ee lasoo dhaafay maamul goboleedyo ayaa la dhisayey , waxaan rajeynaya afarta so socota in ciidamo la dhiso oo dalka dhibaato ka saara”.
Reer Galmudug midnimo iyo horumar ayaan idiin rajeynaya Hambalyo” – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: