DAAWO: SAFIIRKA ETHIOPIA KHUDBADII UU MAANTA KA JEEDIYEY CALEEMO SAARKII MADAXWEYNAHA GALMUDUG

WAAJIDPRESS – 29 MAY 2017:

Safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya Kamaaludiin oo maanta khudbad ka jeediyay xafladii caleemo saarka ee Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa uu ka hadlay arimo xasaasi ah.
Safiirka ayaa sheegay iney ka dowlad ahaan la shaqeyn doonaan maamul goboleedka Galmudug iyo madaxweyne Xaaf.
“Madaxweyne waxaan ku ballan qaadaya dowladdayda inaa ka hesho wadashaqeyn, heer federaal iyo heer deegaan” – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: