War deg deg ah: SARKAAL KA TIRSAN CIIDAMADA PUNTLAND OO HADDA GALKACAYO LAGU TOOGTEY

WAAJIDPRESS – 1 JUN 2017:

Koox Hubeeysan ayaa Goor Dhow Xaafadda Faluuja ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ku dishay Sargaal sare oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Maamul Goboleedka Puntland.

Sargaalka la dilay ayaa Magaciisa lagu soo koobay Xaaji Cariish,waxaana uu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Puntland sida ay Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug Ee Puntland.
Kooxdii Dilka geysatay ayaa Goobtii ay wax ku dileen ka baxsaday, iyadoo waxyar ka dib ay goobta soo gaareen Ciidamada Maamulka Puntland.

Ilaa iyo hada lama oga sababta ah ee ka dambeysa dilka Nabadoonkan oo ka dhacay Waqooyga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: