War hadda soo dhacay: Nin Odey ah oo Maanta Suuqa Bakaaraha lagu diley

WAAJIDPRESS – 1 JUN 2017:

Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaweyd gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho gaar ahaan qeybta dharka waxa a ku dileen nin odey ahaa oo si weyn loogu yaqaanay Gudaha Suuqa.

Ninka odeyga ahaa ee la dilay ayaa lagu magacabi jirey Muqtaar Dhagool wuxuuna kamid ahaa ganacsatada Suuqa Bakaraaha ee Magaalada Muqdisho.

Goob-joogayaal ayaa Warbaahinta waxa ay u sheegeen in rag hubeysan oo dhalinyaro ahaa ay dhowr xabadood ku dhufteen Muqtaar dhagool oo kamid ahaa ganacsatada Suuqa Bakaraaha ee Magaalada Muqdisho,islamarkaana ay goobta ka baxsadeen falka dilka kadib.

Goobta dilka uu ka dhacay waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaliya, mana jirto cid loo qabtay dilka, sidoo kale inooma suurta galin in aan ogaano in shaqsiga la dilay uu kamid ergooyinka oo u gaarsi ay ku hayeen Al-shabaab.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: