War hadda soo dhacay: Nin Timo Jare Ahaa Oo Lagu Dilay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 6 JUN 2017:

Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saaka ku dileen nin dhallinyaro ahaa Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho.

Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninka la dilay lagu magacaabayey Xuseen Xasan, wuxuuna ahaa Timo Jare, iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay.

Ninka la dilay ayaa loogu tagay goobtiisa Shaqo,iyadoo intaas kadib la toogtay,sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

Raggii dilka ka dambeeyay ayaa goobta isaga baxsaday, iyadoo halkaasi ay gaareen ciidamada ammaanka oo howlgallo sameeyay, wallow aanay jirin cid lagu qabtay howlgalkaasi.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: