War hadda soo dhacay: Ganacsade Maxamed Dheere oo Goordhaw Lagu Toogtay Muqdisho

WAAJIDPRESS – 7 JUN 2017:

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysteen magaalada.
Koox ku hubeysan Bistoolado oo gaaraya ilaa 4 ruux ayaa suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishey Nin Ganacsade caan ah iyagoo, falkaasi ka dib goobta ay ka baxsadeen.
Wararka laga helayo Suuqa ayaa sheegaya in Ganacsadaha la dilay oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Dheere lagu toogtay Qeybta Daawada ee suuqa Bakaaraha.
Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta falku ka dhacay, waxaana la sheegay inay baxsadeen raggii falkaasi ka danbeeyay.

 

 

Alshabab ayaa u muuqda inay kordhiyeen falalka khaarijinta dadka ah, kadib markii culeys kasoo food saaray howlgallo ay ciidamada ammaanka ka wadaan magaalada Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: