Wararkii ugu dambeeyay dagaalo ka socda Sh/Hoose iyo Ciidamada Koonfur GALBEED iyo AMISOM oo deegaano hor leh qabtay

WAAJIDPRESS – 10 JUN 2017:

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED oo garabsanaya kuwa Amisom iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa maanta ka dhacay deegaanno ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose.

Sida ay sheegayaan wararka ciidamada huwanta ayaa goor dhow dib ula wareegay deegaanka Janaale, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka la isku adeegsaday madaafiic, taasoo lagu soo waramayo inay geysteen khasaare kala duwan.

Ciidamada huwanta ayaa labo jiho ka weeraray deegaanka Janaale, oo horay Al-Shabaab u jareen buundadii geli jirtay deegaanka.

Inta la xaqiijiyey 10-ruux oo shacab iyo dhinacyadii dagaallamay isugu jira ayaa dagaalkaasi ku dhintay, iyadoo dhaawaca uu intaasi ka badan yahay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: