War deg deg ah: Xildhibaanadii ka soo horjeedey Madaxweyne Farmaajo oo shir ka dhan ah Go’aankii Farmaajo la qaadanaya Sacduudiga

WAAJIDPRESS – 13 JUN 2017:

Wararka naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ku  sugan magaalada Riyadh ee caasimada dalka Sacuudiga ayaa waxa ay sheegayaan in qaar kamid ah Xildhibaanadii Hor u Socod ay gaareen halkaasi iyagoo iminka ku guda jira kulamo ay la qaadanayaan Madaxda iyo Sirdoonka Dawladda Sacuudiga.

Warkan naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ayaa waxa uu intaasi ku darayaan in Xildhibaanada Hor u socod uu safarkooda magaalada Riyadh uu yahay mid lagu manjo xaabinayo go’aanka Madaxda Dawladda Soomaaliya sidoo kalena lagu dhabar jabinayo.

Xildhibaanadan gaaray magaalada Riyadh ayaa bil ka hor waxa ay isku dayeen in ay Mooshin ka keenaan dawladda Soomaaliya, walow uu ka dhicisoobay, haddana waxaa muuqata in isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ay u isticmaalayaan sidii ay u fulin lahaayeen qorshahooda siyaasadeed iyagoo ku badalanaya fulinta qorshahaasi lacago lalauush ah.

Isku soo wada duuboo waxaan la ogeyn talaabada ay dawladda ka qaadi doonto Xildhibaanadan la magac baxay Hor u Socod marka ay dalka dib ugu soo laabtaan

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: