DAAWO XUSUUS MAANTA OO KALE – 14 JUN 1995: MAAMUL GOBOLEEDKII UGU HOREEYEY SOOMAALIYA OO LAGA SUUBIYEY DEEGAANADA LIXDA GOBOL EE KOONFUR GALBEED ISLA MARKAANA MADAXWEYNENIMO LOOGU DOORTEY AVV. XASSAN SHEIKH IBRAHIM (AVV. XASSEY)

WAAJIDPRESS – 14 JUN 2017:

AYADOO MAANTA OO KALE AY KU BEEGAN TAHAY MAAMUL GOBOLEEDKII UGU HOREEYEY EE SOOMAALIYA LAGA SUUBIYEY KA DIB BURBURKII DOWLADII SIYAAD BARRE. DOORASHADA MAAMUL GOBOLEEDKANI AYAY KA DHCDEY MAGAALADA BAYDHABA, IYADOO UU MAAMULKANI KA KOOBNAA DEEGAANADA KOONFUR GALBEED EE LIXDA GOBOL  EE (SHABEELAHA HOOSE, BAY, GEDO, JUBADA HOOSE, BAKOOL IYO JUBADA SARE).

MAAMUL GOBOLEEDKANI AYAA LOO BIXIYEY “DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED”, WAXAANA SI DOORASHO SHACAB AH AY MADAXWENE U DOORTEEN  ALLAHA U NAXARIISTO Dr.  AVV. XASSAN SHEEKH IBRAHIM (AVV. XASSEY),  BISHII JUN – 14- 1995. – DAAWO DOORASHADA SHACABKA IYO KHUDBADIHII:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: