Daawo Sawiro Ka dib Akhriso: Ciidamada Booliska magaalada Baydhabo oo saa badhigay ragii dilay Sheekh Maxamed Madeer

WAAJIDPRESS – 17 JUN 2017:

Ciidamada Booliiska maamulka Koofur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay saddex ruux oo habeen hore ku dilay masjid ku yaala magaalada Baydhabo Sheekh Maxamed Madeer.

Arintan ayaa ka danbeysay kaddib howlgal ay wadajir u sameeyeen ciidamada Booliiska iyo kuwa Nabad-Sugida ee maamulka Koonfur Galbeed.

Saraakiisha ciidamada Booliiska ayaa sheegay in soo qabashada raggan ay ku suurtagashay, kaddib markii ay Booliiska gacanta ku dhigeen mid ka mid ah, kaasoo markii danbe farmuuqay labada kale.

Raga la soo qabtay ayaa la sheegay in Sheekh Maxamed Madeer ku dhax toogteen gudaha masjid ku yaala magaalada Baydhabo, taasoo noqotay dhacdo ka yaabisay dadka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Raggan ayaa la sheegay in la horgeyn doono maxkamada ciidamada qalabka sida, laguna qaadi doono dacwad la xiriirta danbiga ay galleen oo ah in aay dileen Sheekh Maxamed Madeer – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: