DAAWO: RW Kheyre oo Fariintii Ciida Ugudbiyay Shacabka, Laakiin Digniin & Baaq ayuu udiray

WAAJIDPRESS – 25 JUN 2017:

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa bulshadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilshada Bisha Shawaal isagoo Allah ka baryay in ciidaan teeda kale ku gaarsiiyo nabad iyo Barwaaqo.

Laakiin, waxaa uu soo saaray digniin ku aadan in kooxda Shabaab ay gaysan karaan dhibaato loo geysto shacabka xilliga maalmaha farxadda.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: