War deg deg ah: Maxkamad ku taala oo ogolaatey qeyb Ka mid ah Amarada uu Trump ku mamnuucey Muslimiinta soo gala MARAYKANKA

WAAJIDPRESS – 26 JUN 2017:

Washington DC –  Maxkamadda sare ee dalkan Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah ogolaatay in qeyb xaddidan oo ka mid ah xayiraaddii socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dadka u dhashay lix waddan oo Muslim ah ay dhaqan galaan, isla markaana ay Maxkamaddu eegi doonto awoodda guud ee Madaxweynaha ee arrimaha socdaalka bisha October.

Lixdan dal ayaa kala ah Soomaaliya, Syria, Iran, Sudan, Yemen iyo Libya, kuwaas oo dadkooda dhammaan ama badankood ay yihiin muslimiin.

Maxkamadda ayaa ogolaatay in dalka laga mamnuuco dadka aan wax xiriir ah la lahayn dal ama hay’ado ku sugan dalka Mareykanka.

Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ka tirsan sharci yaqaanada Soomaalida ee ka howlgala gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka, ayaa idaacadda VOA u faahfaahiyey go’aankan.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: