Akhriso: Qabiilada Wiilashii ay PUNTLAND shalay toogatey

WAAJIDPRESS – 1 JUL 2017:

Maamulka PUNTLAND Ayaa shalay Toogatey Dhalinyaro aad da’dooda u yar, Akhriso Qabiilada iyo Magacyada Dhalinyaradaasi ay PUNTLAND dishey:

 

-Cabaas Ibraahim Yare Aadan – ina Khadiijo Aadan 26-jir ah degmada Baydhabo.

-Ibraahim Maxamed Canshuur –Ina Khadiijo Cabdullaahi Cali 20-jir Hiiraan.

-Dhaqane Aadan Cabdi Xassan –Ina Sacdiyo Isaaq Ibraahim 20-jir degmada Baydhabo.

-Aadan Nuur Aadan Cali –Ina Kuuso Maxamed Nuur 27-jir ah degmada Baydhabo.

-Nuur Cabdi Aadan Isaaq –Ina Xaawo Wardheer Maxamed 22-jir ah degmada Baydhabo.

-Cabadulqaadir Maxamed Cali waqooyiga Gaalkayco Puntland.

-Cabdi Xakiin Xassan Xaamud Gaalkacyo Koonfurta Gaalkayco GalMudug.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: