Dhageyso: Madaxweynaha Koonfur galbeed oo soo dhaweeyey xayiraadii laga saarey Roobow

WAAJIDPRESS – 3 JUL 2017:

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shriif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xayiraadda Mareykanka ka qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Wuxuu soo dhaweeyey in liiska argagixisada ee Mareykanka laga saaray Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo ka tirsanaa madaxdii kooxda Al-Shabaab, isagoo sheegay in tallaabadaas ay wax weyn ka bedeli karto nabad ka dhacda gobollada Koonfur Galbeed.

Shariifka ayaa dhinaca kale sheegay in haddii Abu Mansuur uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya ay noqon lahayd arirn wanaagsan, wuxuuna sheegay inuu la xiriir doono uu la hadli doono – Dhageyso wareysiga uu siiyey idaacada VOA:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: