DEG DEG: kooxo hubeysan oo Goordhaw Magaalada Muqdisho ku dilay Saciid Kaarshe

WAAJIDPRESS – 9 JUL 2017:

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in qeybo ka mid ah degmada Warta-Nbada lagu dilay Nin Oday ah oo ka mid ah dadka deegaanka.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Xamar Bile meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Warta-Nabada,waxana la sheegay in Ninka Odayga ah isagoo goob Maqaaxi ah oo Shaaxa laga cabo fadhiya lagu dilay.

Ninka la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Siciid Kaarshe,Macada waxa uu qaban jiray ninkaas iyo cida ka dambeysa dilkiisa balse, dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in qofkii ka dambeeyay dilka Odayga uu goobta isaga baxsaday.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: