War murtiyeed ka soo baxay shirka Golaha Amniga iyo qodobadii lagu muransanaa oo aan ku jirin

WAAJIDPRESS – 10 JUL 2017:

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta la soo gaba gabeeyay.

Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob, oo aanay ka dhex muuqan qodobadii maalmahan lagu muransanaa, iyadoo Madaxda u saaray guddiyo farsamo oo ka kala imaanaya dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid (oo Ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) ayaa Saxaafada u akhriyay qodobada ka soo baxay shirka – DAAWO:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: