War deg deg ah: Mas’uul ka tirsan Dowlada oo hadda qaab cusub Muqdisho loogu diley

WAAJIDPRESS – 10 JUL 2017:

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan in maanta ay qaab cusub u khaarijiyeen mas’uul ka tisan Gobolka Banaadir.

Dableyda hubeysan ayaa Mooto ay wateen u adeegsaday inay ku fuliyaan toogasho, iyagoo kadibna goobta ka baxsaday isla markii ay fuliyeen falka ay ku khaarijiyeen mas’uulka.

Mas’uulkan ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdullaahi Tima-jilic, ayaa lagu toogtay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Timo-jilic ayaa ka mid ahaa saraakiisha Waaxda Canshuuraha ee maamulka Gobolka Banaadir,sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan maamulka.

Falalka khaarijinta ah ayaa si weyn uga socda magaalada Muqdisho, inkastoo ciidamo fara badan la dhoobay wadooyinka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: