War deg deg ah DAAWO: MUQDISHO OO QARAX KA DHACY

WAAJIDPRESS – 13 JUL 2017:

 

Muqdisho-  Ugu yaraan shan qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen tiro kalana ay ku dhaawacmeen manta qarax ka dhacay Duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan halka loo yaqaan Siinka Dheer sida ay sheegeen Goob joogayaal.

Gaariga qarxay ayaa lagu sheegay inuu ahaa Gaari Xamuul nooca loo yaqaan DAYNA xilli uu marayey goob Ciidanka Dawladda ay Baarayeen Gaadiidka iskaga kala goosha Muqdisho iyo Afgooye.

Gaariga ayaa la sheegay in ay Ciidamada Dawladda ay ka shakiyeen dabadeedna ay joojiyeen gaarigaasoo ku soo jeeday Dhinaca Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxa kadib uu qiiq madow hawada isku shareeray – DAAWO;

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: