Akhriso Ka dib DAAWO: Madaxweynaha KG Somalia Oo Daah Furey Dhismaha Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED

WAAJIDPRESS – 12 JUL 2017:

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Somalia Shariif Xasan Shariif Aaden ayaa maanta daah furey Dhismaha Dowladaha Hoose Ee Deegaanada Koonfur Galbeed Somalia.

Munaasabada Lagu daah fureyey waxa ka qiiib galey, Mas’uuliyinta Ka Socdotey Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Somalia, Xildhibaano, Wasiiro, Xafiiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee UNSOM, Odayaal waxgarad iyo Marti sharaf .

Madaxweynaah ayaa ku dheeradey muhiim ah ay uleedahay Shacabka Koonfur Galbeed Dhismaha Dowlaha Hoose Isla markaana waxa la sheegey in lagu bilaabaya Degmooyinka , Baydhabo, Baraawe, Xudur, Ceelberde iyo Berdaalle.

Madaxweyne shariif xasan sheekh Adan ayaa waxa uu shahada Sharaf uu Gadoonsiiyey mas’uuliyiintii hore oo ay ka tirsanaayey Dowlada Dhexe soomaaliya iyo wada shaqeentii Wanagsaneed Maamulka KGS ay Dhax martey Iyo mas’uuliyiin kale oo maamulka ka mid ah – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: