DOWLADA UGANDA OO CIIDAMO AY SOO DIRTEY MAANTA MUQDISHO SOO GAAREYA

WAAJIDPRESS – 15 JUL 2017:

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Dalka Uganda ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.

Ilaa 13 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda ayaa la qorsheeyey inay soo gaaraan Muqdisho iyaga oo ka soo bixi doona Magaalada Kampala ee dakaasi Uganda.

Waxay bedeli doonaan Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Uganda oo ku sugan Magaalada Muqdisho kuwaasoo muddo sanad ah dalka ku sugnaa.

Saraakiishaan ayaa la sheegay in ay Ciidamada Booliiska Soomaaliya kala Shaqeyn doonaan Sugida amniga dalka Soomaaliya, iyagoo siinaya tababaro iyo talooyin.

Dowlada Ugandha ayaa waxaa ka jooga Soomaaliya kumanaan askari oo qeyb ka ah howlgalka milateri ee Midowga afrika uu ka wado Somalia ee AMISOM.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: