Xildhibaanada Puntland oo riday golaha wasiirada iyo Gaas oo maalmo loo qabtay

WAAJIDPRESS – 18 JUL 2017:

Garoowe –  Kulan degdeg ah oo goordhow ka dhacay Magaalada Garowe, ayaa waxa ay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland, si rasmi ah codka kalsoonida kala noqdeen Golaha Wasiirada maamulka Puntland.

Kulanka baarlamaanka waxaa xaadiray 57 mudane, waxaana codka kalsoonida kala laabtay 47 mudane, iyadoo ay ka aamuseen 9 xildhibaan, halka 1 xildhibaan uu kahor yimid.

Xildhibaanada riday Golaha Wasiirada Puntland ayaa ku eedeeyay wax qabad la’aan iyo sidoo kale inuu faraha ka baxay amniga deeganada Maamulka Puntland.

Gudoonka Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay Madaxweyne Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas inuu haysto 21 Cisho uu ku soo magacaabayo Wasiiro cusub oo uu yeesho Maamulka Puntland.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: